Kenya Airways oo shaacisay xiliga ay duulimaadyada caalamiga ah ka bilaabeyso Muqdisho

Shirkadda dayuuradaha Kenya Airways ayaa ku dhawaaqday iney duulimaad joogto ka bilaabi doontaa Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho 15-ka bishan November 2018. Masuul u hadlay shirkadda ayaa sheegay in Duulimaadyadu noqon doonaan kuwo maalinle ah, iyadoo Kenya arrintaan kaga gol leedahay iney kor ugu qaado xiriirka hawada ee Afrika ee isku xira magaalooyinka iyo fududeynta … Continue reading Kenya Airways oo shaacisay xiliga ay duulimaadyada caalamiga ah ka bilaabeyso Muqdisho